Baarlamaanka 

Golaha Shacabka ee Baarlamaanka oo maanta ka doodaya mooshin ku saabsan doorashada iyo ciidamo la dhigay waddooyinka magaalada

Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Federaalka oo maanta kulan degdeg ah ku leh magaalada Muqdishu, ayaa ka doodi doona mooshin ku saabsan doorashada qaranka.

Warar la helayo ayaa sheegaya inuu jiro qorshe muddo kordhin ah oo labo sano ah, waxaana loo yeeri doonaa Guddoomiyaha Guddiga madaxa bannaan ee doorashooyinka Qaran.

Ciidamada amniga lagu arkayaa qaar kamid ah waddooyinka soo gala xarunta golaha shacabka.

Halkan kala soco.

Warar kale oo la xiriira