Baarlamaanka 

Golaha Midowga Murashaxiinta oo ka soo horjeesday go’aankii mudo kordhinta ee Baarlamaanka

Golaha Midowga Murashaxiinta ayaa si adag u diidayaa go’aankii shalay ee Baarlamaanka, kaas oo muddo laba sannadood ah sharciyada u kordhiyay hay’addaha dowladda.

Goluhu wuxuu ugu baaqayaa beesha caalamka in ay tillaab ka qaaddo shakhsiyaadka halista ku ah deganaanshaha iyo xasilloonada Soomaaliya.

Halkan ka akhriso 

Warar kale oo la xiriira