Warar 

Madaxweyne Farmaajo oo magacaabay Guddoomiyaha cusub ee Jaamacadda Ummadda Soomaaliyeed

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa u magacaabay Dr. Xasan Cumar Mahadalle in uu noqdo Guddoomiyaha Jaamacadda Ummadda Soomaaliyeed.

Madaxweynaha ayaa u rajeeyay Dr. Mahadalle in uu xilkan culus u guto si xilkasnimo leh, kalin mug lehna uu ka gaysto tayeynta tacliinta sare ee dalka.

Warar kale oo la xiriira