Warar 

Akhriso: Dowladda Soomaaliya oo u jawaabtay Beesha Caalamka, kaddib go’aannadii Baarlamaanka

Dowladda Federaalka ah ee Soomaaliya ayaa sheegtay in ay si aad ah uga xumaatay hadada bulshada ay la wadaageen qaar ka mid ah saaxiibbada caalamiga, hadaladaasi oo marin habaabinaya sharciyadii ay ansixiyeen hay’addaha dowladda si kor loogu qaado xuquuqda dimuqraadiyada ee dadka si ay u doortaan hoggaamiyaha ay rabaan.

Halkan ka akhriso war-saxaafadeedka..

Warar kale oo la xiriira