Warar 

Madaxweyne Farmaajo oo maanta Muqdishu kulan kula yeeshay Wakiilada Beesha Caalamka

Madaxweyne Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa maanta xerada Afisiyooni ee magaalada Muqdisho kulan kula yeeshay xubno ka tirsan Wakiilada Beesha Caalamka.

Lama ogga ujeedka shirka balse Beesha Caalamka ayaa dhowaan si cad uga soo horjeedsatay go’aanka Golaha Shacabka 12-kii April 2021 uu ku laalay wadahadalkii salka u ahaa heshiiskii 17-kii September 2020 ee Madaxda Federaalka iyo Dowlad-Goboleedyada ka gaareen doorashooyinka dalka.

Halkan kala soco kulanka wixii kasoo baxa

Warar kale oo la xiriira