Warar 

Akhriso: War-murtiyeed ka kooban 10 qodob oo laga soo saaray shir-weynihii ka dhacay Muqdishu

Musharraxiinta Madaxweynaha, Xildhibaanno ka tirsan labada aqal, odayaal dhaqameed, siyaasiyiin iyo qeybaha kala duwan bulshada, ayaa isugu yimid kulan loogu magac-darray aaya ka tashiga beelweynta Hawiye oo gelinkii dambe ee shalay ka dhacay magaalada Muqdishu.

Halkan ka akhriso war-murtiyeed ka kooban 10 qodob, oo laga soo saaray shirka.

Warar kale oo la xiriira