Baarlamaanka 

Puntland oo ka hortimid muddo kordhintii Golaha Shacabka uu u sameeyay hay’addaha dowladda federaalka

Maamul Goboleedka Puntland oo soo saaray war-saxaafadeed ayaa sheegay in uusan aqoonsaneen talaabadii Golaha Shacabka ee Baarlamaanka ay muddada ugu kordhiyeen hay’adda dowladda iyo madaxweyne Farmaajo.

Maamulka ayaa go’aan rasmi ah ka soo saaray xaalada doorashada dalka Soomaaliya, waxaana uu caddeeyay in heshiiskii doorashada ee 17 September uu yahay hanaanka heshiis lagu yahay.

Halkan ka aqriso war saxaafadeedka Maamulka Puntland;

Warar kale oo la xiriira