Warar 

Dallada Bulshada rayidka Jubbaland oo soo dhawaysay war-murtiyeedkii golaha amaanka ee arrimaha doorashadda

Dallada Bulshada rayidka Jubbaland ee JUNSA oo maanta soo saaray war-saxaafadeed ayaa soo dhawaysay war-murtiyeedkii golaha amaanka ee looga hadlayay arrimaha doorashadda Soomaaliya.

Dallada ayaa horay uga hortimid muddo korosigii ay sameeyen Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Soomaaliya.

Halkan ka akhriso:

Warar kale oo la xiriira