Warar 

Guddiga joogtada ah ee Baarlamaanka Puntland oo maanta yeeshay fadhigii 1-aad

Guddoomiyaha Golaha Wakiillada DPL Mudane Gudoomiye Abdirashid Yusuf Jibril, ayaa maanta shir-guddoominayay fadhiga 1-aad ee Guddiga joogtada ah ee Baarlamaanka.

Shir-guddoonka kulanka waxaa qeyb ka ahaa ku xigeenka 1aad ee Golaha Wakiillada DPL Hon. Abdiaziz Abdullahi Osman iyo ku xigeenka 2aad Mudane Ismaaciil Maxamed Warsame.

Fadhiga todobaadkaan ayaa looga hadlay dar-dargelinta Hawlaha shaqo ee Guddiyada Golaha iyo Xaalada siyaasadeed ee guud ahaan dalka Soomaaliya.

Hassan Istiila

Mogadishu, Somalia 

Warar kale oo la xiriira