Warar 

Golaha dhallinyarada Qaranka Soomaaliyeed oo ku baaqay in shuruud la’aan ah loo joojiyo dagaalka, lana wadda-hadlo

Golaha dhallinyarada Qaranka Soomaaliyeed ayaa ugu baaqay dowladda yo mucaaradka in ay joojiyaan dagaaladda kazoo cusboonaadey caasimadda si shuruud la’aan ah, isagoona ku baaqay in khilaafka lagu xaliyo miiska wadahadalka.

Rabasho-gacan ka hadal ah ayaa ka dhacay magaalada Muqdishu, kaddib markii Golaha Shacabka ee Baarlamaanka uu muddo laba sannadood ah ay u kordhiyeen hay’addaha dowladda, taas oo ay kazoo horjeesteen musharraxiinta mucaaradka.

Halkan ka akhriso

Warar kale oo la xiriira