Baarlamaanka 

Guddoonka Golaha Shacabka oo iclaamiyay kulan oo caadi aheyn oo uu iman doono madaxweyne Farmaajo

Guddoonka Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Soomaaliya ayaa xildhibaannada ugu yeeray fadhi aan caadi aheyn oo ay yeelan doonaan maalinta Sabtida.

Fadhigan aan caadiga aheyn ayaa waxaa Golaha Shacabka kula hadlaya

Madaxweyne Farmaajo, ayaa imaan doona kulanka isaga oona ka warbixin doona xaaladdaha dalka iyo arrimaha doorashooyinka.

Xildhibaannada dalka dibadiisa ku sugan iyo kuwa gobolada dalka ku maqan ayaa la faray inay si degdeg u soo galaan Muqdisho, si ay u soo xaadiraan fadhiga aan caadiga aheyn ee maalinta Sabtida.

Halkan hoose ka akhriso:-

Warar kale oo la xiriira