Warar 

Midowga Musharaxiinta oo madaxweyne Farmaajo uga digay in Ciidamada Qalabka Sida uu u adeegsado danahiisa siyaasadeed

Midowga Musharaxiinta Madaxweynaha ayaa soo dhaweeyay go’aankii Madaxweyneyaasha Galmudug, Koonfur Galbeed iyo Hirshabeelle ay uga soo horjeesteen muddo kordhinta labada sanno ee loo sameeyay Madaxweyne Farmaajo.

Madaxweyne Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayey Musharaxiinta uga digeen in Ciidamada Qalabka Sida uu u adeegsado danahiisa siyaasadeed, iyagoona ugu baaqay inay ka waantoobo arrintaas.

Hoos ka Akhriso Qoraalka kasoo baxay Midowga Musharaxiinta.

Warar kale oo la xiriira