Baarlamaanka 

Dhallinyaro ku amaanay Golaha Shacabka qaraarkii ay ku meel-mariyeen in dib loogu noqdo heshiiskii 17 Sep

Dhallinyaro magaalada Muqdishu ku yeeshay kulan looga hadlay colaada iyo xaaladdaha dalka Soomaaliya, ayaa soo saaray war-murtiyeed ka kooban dhowr qodob.

Ugu horreyn madaxweyne Farmaajo ayey uga mahadceliyeen tanaasulaadii uu ka sameeyay arrimihii dhiliyay khilaadkii sabababay qalalaaso in ay ka dhacaan magaalada. Sidoo kale Golaha Shacabka ayey uga mahadceliyeen ka noqoshada muddo kordhintii hay’addaha dowladda.

Magaalada Muqdishu ayaa dhowaan waxaa ka dhacay qalalaaso ka dhashay muddo kordhin Baarlamaanka uu u sameeyay hay’adda dowladda iyo madaxweynaha.

Hassan Istiila
Mogadishu, Somalia

Warar kale oo la xiriira