Warar 

Ra’iisul Wasaare Rooble oo si diirran loogu soo dhaweeyey Djibouti

Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya mudane Maxamed Xuseen Rooble iyo wafdi uu hoggaaminayo ayaa dalka Jabuuti uga qeyb-galaya caleemo saarka Madaxweynaha Jamhuuriyadda Djibouti Mudane Ismaaciil Cumar Geelle.

Mudane Rooble, ayaa dhinaca kale kulamo la yeelan doona madaxda ka soo qeyb-galaya munaasabadda.

Warar kale oo la xiriira