Warar 

Shirka Wadatashiga Qaaran ee arrimaha doorashooyinka oo maanta ka furmaya Muqdisho

Shirka wadatashiga Qaranka ee arrimaha doorashooyinka oo ay ka qeyb-galayaan madaxda maamul-gobolleedyada iyo kuwa dowladda federaalka, ayaa maanta lagu wadaa in uu ka furmo magaalada Muqdishu.

Xukuumadda ayaa sheegtay in aysan jirin wax  isbaddal ah oo ku yimid hannaankii loogu talagalay qabashada shirka wadatashiga.

Halkan kala soco kulanka…

Warar kale oo la xiriira