Warar 

Cabdiraxmaan Cabdishakuur oo la kulmay qaar kamid ah madaxda maamul-goboleedyada oo ku sugan Muqdishu

Hoggaamiyaha Xisbiga Wadajir Cabdiraxmaan Cabdishakuur, ayaa xalay kulan la yeeshay madaxweynayaasha dawlad-goboleedyada Galmudug, Puntland iyo Koofur Galbeed.

Kulanka oo ka dhacay hotelka Peace ayaa madaxda ay uga hadleen arrimaha doorashooyinka, fursadaha siyaasadeed iyo sameynta is-baheysiyo siyaasadeed.

Dhinacyo ku dhow-dhow madaxda ayaa Kalfadhi u sheegay in madaxweynaha Galmudug Axmed Qoorqoor, uu soo qaban-qaabiyay kulanka.

Hassan Istiila
Mogadishu, Somalia

 

Warar kale oo la xiriira

Leave a Comment