Warar 

Shirka wada-tashiga Qaran ee arrimaha doorashooyinka  oo maanta galay maalintii afaraad

Shirka wada-tashiga Qaran ee arrimaha doorashooyinka ee ka socda Muqdishu ayaa maanta galay maalintiisii afaraad, iyadoo ay jirto rajo ah inuu shirka heshiis lagu gaaro.

Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka, madaxda Dowlad-Goboleedyada iyo Guddoomiyaha Gobolka Banaadir, ayaa kulanka ka qeyb-galaya, waxaana socda dooda qodobada muhiimka ah ee qabsoomidda doorashooyinka Dalka.

Halkan kala soco

Warar kale oo la xiriira

Leave a Comment