Warar 

Madaxweynaha Galmudug iyo safiirka Midowga Yurub oo ka ka wadda-hadlay mashaariic kaabayaal dhaqaalla ah

Madaxweynaha maamul-goboleedka Galmudug mudane Axmed Cabdi Kaariye, ayaa manta casimadda kula kulmay Danjiraha Midowga Yurub u fadhiya Soomaaliya, iyaga oo ka wadda-hadlay qorshaha horumarineed ee Galmudug iyo sidii Midowga Yurub uu usii ballaarin lahaa mashaariicda ay ka wadaan.

Danjiraha ayaa ugu danbeyntii ballan-qaaday in ay taageeri doonaan hay’adaha maamulka, isagoona dhinaca kale xusay in ay dhawaan fulin doonaan mashaariic dib-u-dhis loogu sameynayo kaabayaasha dhaqaale.

Hassan Istiilla
Mogadishu, Somalia

Warar kale oo la xiriira

Leave a Comment