Baarlamaanka 

Akhriso: Guddoomiyaha Aqalka Sare oo ka horyimid heshiiska shirka Afisyoni ee arrimaha doorashooyinka

Golaha siyaasiyiinta Gobollada Waqooyi ee taabacsan Guddoomiyaha Aqalka Sare Cabdi Xaashi C/llaahi, ayaa qoraal ay soo saareen kaga horyimid heshiiska doorashada ee laga gaaray doorashooyinka qaranka.

“Waxaan u cadeyneynaa saamileyda siyaasadda, shacabka Soomaaliyeed iyo beesha caalamka, in wax talo ah aanaa ku laheyn, wax xoga oo sax ahna aanaa ka helin sida loo dhigay arrinta Somaliland oo ka mid aheyd seddax qodob oo xalkooda loo qabtay shirka,” ayaa lagu yiri qoraal ay soo saareyn Siyaasiyiinta ka soo jeeda gobollada waqooyi ee Somaliland, gaar ahaan garabka uu hoggaamiyo guddoomiyaha Aqalka Sare Cabdi Xaashi Cabdullaahi.

Halkan ka akhriso

Warar kale oo la xiriira

Leave a Comment