Warar 

Madaxweyne Farmaajo oo maanta ka qeyb-galaya munaasabadda xeritaanka shirka golaha wada-tashiga qaran ee doorashooyinka

Munaasabadda xeritaanka shirka golaha wada-tashiga qaran ee arrimaha doorashooyinka ayaa maanta lagu qabanayaa magaalada Muqdishu, kaddib shirar maalmo ah oo u socda madaxda dowald-gobolleedyada, gobolka Banaadir iyo Ra’iisul Wasaare Rooble.

Xeritaanka waxaa kasoo qeyb-gali doono madaxweynaha Jamhuuriyadda mudane Maxamed Cabdullahi Farmaajo, xubno ka tirsan musharraxiinta mucaaradka iyo wakiilo ka socda beesha caalamka.

Warar kale oo la xiriira

Leave a Comment