Guddiga doorashada maamulka Koonfur-Galbeed oo doortay guddoomiye iyo ku-xigeenkiisa

Yuusuf Cabduqaadir Maxamed, ayaa maanta loo doortay guddoomiyaha guddiga doorashada maamulka Koonfur-Galbeed, halkan Nuuradiin Ibraahim Aadan, isagana loo doortay guddoomiye ku-xigeenka guddiga. Dhinaca kale Maxamed Xasan Cirro ayaa shalay loo doortay guddoomiyaha guddiga doorashooyinka ee FEIT, kaddib markii uuu wareegii ugu dambeeyay uu helay 14 cod, halka Liibaan Maxamed Xasan oo la tartamayay uu ka helay 10 cod.

Akhriso Faahfaahinta