Warar 

Ra’iisul Wasaare Roble iyo Axmed Madoobe oo si wada-jir ah u shir guddoomiyay shirka Golaha Wasiirada Jubbaland

Madaxweynaha Jubaland Mudane Axmed Maxamed Islaam iyo Ra’iisul Wasaaraha Xukuumada Federaalka ah ee Soomaaliya Mudane Maxamed Xuseen Rooble, ayaa maanta si wadajir ah u guddoomiyay shirka Golaha wasiirada maamulka Jubaland. Shirka ayaa looga hadlay wada-shaqeynta u dhaxeysa DFS iyo Dowladda Jubbaland ,arimaha doorashooyinka iyo dib-u-hishiinta, arimaha baniiaadmnimada, dar-dargalinta mashaariicda horimarineed ee laga hirgalinayo Jubbaland iyo xoojinta la dagaalanka argagaxisda. Ra’isul Wasaare Rooble ayaa faray wasiirrada heer federaal iyo kuwa maamulka in ay si gaar-gaar ah u kulmaan oo ay isla soo qorsheeyaan mashaariicda ay tahay in si deg deg ah…

Akhriso Faahfaahinta