Senator Muna Cumar Xasan “Cimri deg-deg ayey leedahay siyaasadda Soomaaliya”

Senator Muna Cumar Xasan, oo xarunta aqalka sare ee baarlamaanka kula hadleysa dhallinyaro, ayaa sheegtay in siyaasadda Soomaaliya ay leedahay cimri deg-deg, looguna shaqeeyo qoysaska Soomaalidda madaama dalka uu ka jiro nidaamka awood qeybsiga beelaha ee 4.5. “Siyaasadda ma ahan sida aan u maleyno, Allah ha keenno siyaasad qurux badan oo aan ku shaqeyno. Hadda waxaa ay noqotay 4.5, wax walba oo la qabanaayo waxaa loo qabanayaa qabiilkaaga”, ayey tiri. Xuseen Sheekh Ibraahim, oo ah siyaasi da’yar iyo musharrax u tartamaya kursi Xildhibaan doorashada soo socota ee federaalka, oo ku…

Akhriso Faahfaahinta