Baarlamaanka 

Guddiga doorashada Jubbaland oo shaaciyay xiliga ay qaban doonaan doorashadda xildhibaannada aqalka sare

Guddiga doorashada maamulka Jubbaland ayaa jimcihii shalay shaaciyay in 25-ka bishan ay qaban doonaan doorashadda xildhibaannada aqalka sare ee baarlamaanka.

Guddiga oo shir jaraa’iid qabtay ayaa xusay in ay diyaar yihiin dhinacooda, ayna qaban doonaan doorasho xor iyo xalaal ah.

Sidoo kale, guddiga ayaa musharixiinta doonayo inay u tartamaan aqalka sare ka codsaday inay u diyaar garoobaan doorashada.

Halkan ka akhriso.

Warar kale oo la xiriira

Leave a Comment