• About
  • Guddiyada Baarlamaanka
  • Baro Xildhibaankaaga
No Result
View All Result
Kalfadhi
Advertisement
  • Warar
  • Baarlamaanka
  • Falanqeyn
  • Shuruuc & Hindise-Sharci
  • Muuqaallo
  • Nala Soo Xiriir
No Result
View All Result
  • Warar
  • Baarlamaanka
  • Falanqeyn
  • Shuruuc & Hindise-Sharci
  • Muuqaallo
  • Nala Soo Xiriir
No Result
View All Result
Kalfadhi
No Result
View All Result
Home Baarlamaanka

Xildhibaan ka tirsan Golaha Shacabka oo ku geeryooday Muqdishu

Hassan Istiila by Hassan Istiila
September 27, 2022
in Baarlamaanka
Reading Time: 1 min read
0
Xildhibaan ka tirsan Golaha Shacabka oo ku geeryooday Muqdishu

Xildhibaan Maxamed Mursal Boorow oo ka tirsanaa Golaha Shacabka ee baarlamaanka Soomaaliya, ayaa xalay ku geeryooday magaalada Muqdishu, kaddib muddo uu xanuunsanaa.

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud iyo guddoomiyaha Golaha Shacabka Sheekh Aadan Maxamed Nuur Madoobe, ayaa ka tacsiyadeeyay geerida xildhibaanka.

Madaxweyne Xasan Sheekh ayaa sheegay in marxuumka uu muddo dheer u soo adeegayey Qaranka Soomaaliyeed.

“Innaa Lilaahi Wa Innaa Ilayhi Raajicuun. Waxaan u tacsiyaynayaa qoyskii, qaraabadii iyo guud ahaan ummadda Soomaaliyeed ee uu ka geeriyooday Marxuum Maxamed Mursal Boorow,” ayuu yiri madaxweynaha.

Dhinaca kale guddoomiyaha Golaha Shacabka ayaa yiri “Waxaan murugada iyo xanuunka la qaybsanayaa qoyska, ehelada iyo dhammaan ummadda Soomaaliyeed geerida ku timid Alle ha u naxariistee Xildhibaan Maxamed Mursal Boorow.”

Xildhibaan Boorow, ayaa kamid ahaa xildhibaannadii laga soo doortay deegaannada maamulka Koonfur-Galbeed, waxuu bishii September ee sannadkii 2018 ku dhaawacmay qarax loogu xiray gaarigiisa balse wuu ka caafimaaday dhaawicii kasoo gaaray qaraxaasi.

Hassan Istiila
Mogadishu, Somalia

Previous Post

Samira Gaid “Madaxda waa in ay kala saaraan amniga iyo siyaasadda”

Next Post

Xildhibaanno ku dhow 50 oo kasoo horjeestay wax-ka-beddeka xeerka doorashooyinka Somaliland

Hassan Istiila

Hassan Istiila

Related Posts

Ra’iisul Wasaaraha oo la kulmay wasiirrada haweenka ee labada heer ee dowladda
Baarlamaanka

Ra’iisul Wasaaraha oo la kulmay wasiirrada haweenka ee labada heer ee dowladda

October 9, 2022
Baarlamaanka Puntland oo ansixiyay dib-u-dhigista magacaabidda garsoorayaasha maxkamadda sare
Baarlamaanka

Baarlamaanka Puntland oo ansixiyay dib-u-dhigista magacaabidda garsoorayaasha maxkamadda sare

October 3, 2022
Golaha guurtida oo sharciga doorashooyinka dib-ugu-celiyay golaha wakiillada Somaliland
Baarlamaanka

Golaha guurtida oo sharciga doorashooyinka dib-ugu-celiyay golaha wakiillada Somaliland

October 1, 2022
Guddida Doorashooyinka Somaliland oo dalbaday wakhti dheeraad ah oo lagu qabto doorashada
Baarlamaanka

Guddida Doorashooyinka Somaliland oo dalbaday wakhti dheeraad ah oo lagu qabto doorashada

September 29, 2022
Next Post
Xildhibaanno ku dhow 50 oo kasoo horjeestay wax-ka-beddeka xeerka doorashooyinka Somaliland

Xildhibaanno ku dhow 50 oo kasoo horjeestay wax-ka-beddeka xeerka doorashooyinka Somaliland

Discussion about this post

Follow me on Twitter

Tweets by @kalfadhi_SO

AFTI

FALANQEYNTA SHARCIGA JINSIGA

cropped-Logo1-.jpg

Ku soo dhawoow bogga  ee Kalfadhi.com oo ah madal warbaahin oo madaxbannaan oo tebineysa arrimaha baarlamaanka iyo dowlad-wanaagga. Waxaad ka daawan kartaa kulamada, doodaha iyo shirarka Golaha Shacabka iyo Aqalka Sare ee baarlamaanka federaalka ah.

Categories

  • Aragti
  • Baarlamaanka
  • Dowladda Hoose
  • English Articles
  • Falanqeyn
    • Warbaahinta & Dowladda
  • Hindise-Sharciyeedyo
  • Senator
  • Shuruuc iyo Hindise-Sharci
  • War-Saxaafadeedyo
  • Warar

Links

  • Warar
  • Baarlamaanka
  • Falanqeyn
  • Shuruuc & Hindise-Sharci
  • Muuqaallo
  • Nala Soo Xiriir

Archives

© 2021 Kalfadhi.com

No Result
View All Result
  • Warar
  • Baarlamaanka
  • Falanqeyn
  • Shuruuc & Hindise-Sharci
  • Muuqaallo
  • Nala Soo Xiriir

© 2021 Kalfadhi.com