• About
  • Guddiyada Baarlamaanka
  • Baro Xildhibaankaaga
No Result
View All Result
Kalfadhi
Advertisement
  • Warar
  • Baarlamaanka
  • Falanqeyn
  • Shuruuc & Hindise-Sharci
  • Muuqaallo
  • Nala Soo Xiriir
No Result
View All Result
  • Warar
  • Baarlamaanka
  • Falanqeyn
  • Shuruuc & Hindise-Sharci
  • Muuqaallo
  • Nala Soo Xiriir
No Result
View All Result
Kalfadhi
No Result
View All Result
Home Baarlamaanka

Xildhibaanno ku dhow 50 oo kasoo horjeestay wax-ka-beddeka xeerka doorashooyinka Somaliland

Hassan Istiila by Hassan Istiila
September 27, 2022
in Baarlamaanka
Reading Time: 1 min read
0
Xildhibaanno ku dhow 50 oo kasoo horjeestay wax-ka-beddeka xeerka doorashooyinka Somaliland

46 xildhibaan oo ka tirsan Golaha Wakiilada Somaliland, ayaa maanta kasoo horjeestay, wax-ka-beddel shalay lagu sameeyay xeerka doorashooyinka Somaliland.

Xildhibaan Mustafe Khayre, oo kamid ahaa xildhibaannadii shirka jaraa’iid ku qabtay magaalada Hargeysa, ayaa qayru-sharci ku tilmaamay iyo sharci jebin wax-ka-beddelka xeerka.

Xidlhibaanka ayaa intaasi ku daray in kooramka goluhu uusan buuxin shalay markii la ansixinayay xeerka, isla markaana ay 33 xildhibaan oo kali ahi fadhiyeen, balse guddoonka Golaha ayaa sheegay in 52 xildhibaan ay fadhiyeen kulanka.

Mudanayaasha ayaa ku hanjabay in ay keeni doonaan mooshin ka dhan ah xeerka, ayna cod ku hor istaagi doonaan in xeerkaasi uu gaaro golaha guurtida

Golaha Wakiilada Somaliland ayaa Isniintii ansixiyay wax-ka-beddalka xeerka doorashooyinka, isaga oo meel mariyay soojeedintii guddida ganacsatada ee ahayd in la is raaciyo doorashooyinka madaxtooyada iyo urrurada.

Hassan Istiila
Mogadishu, Somalia

Previous Post

Xildhibaan ka tirsan Golaha Shacabka oo ku geeryooday Muqdishu

Next Post

Guddida Doorashooyinka Somaliland oo dalbaday wakhti dheeraad ah oo lagu qabto doorashada

Hassan Istiila

Hassan Istiila

Related Posts

Ra’iisul Wasaaraha oo la kulmay wasiirrada haweenka ee labada heer ee dowladda
Baarlamaanka

Ra’iisul Wasaaraha oo la kulmay wasiirrada haweenka ee labada heer ee dowladda

October 9, 2022
Baarlamaanka Puntland oo ansixiyay dib-u-dhigista magacaabidda garsoorayaasha maxkamadda sare
Baarlamaanka

Baarlamaanka Puntland oo ansixiyay dib-u-dhigista magacaabidda garsoorayaasha maxkamadda sare

October 3, 2022
Golaha guurtida oo sharciga doorashooyinka dib-ugu-celiyay golaha wakiillada Somaliland
Baarlamaanka

Golaha guurtida oo sharciga doorashooyinka dib-ugu-celiyay golaha wakiillada Somaliland

October 1, 2022
Guddida Doorashooyinka Somaliland oo dalbaday wakhti dheeraad ah oo lagu qabto doorashada
Baarlamaanka

Guddida Doorashooyinka Somaliland oo dalbaday wakhti dheeraad ah oo lagu qabto doorashada

September 29, 2022
Next Post
Guddida Doorashooyinka Somaliland oo dalbaday wakhti dheeraad ah oo lagu qabto doorashada

Guddida Doorashooyinka Somaliland oo dalbaday wakhti dheeraad ah oo lagu qabto doorashada

Discussion about this post

Follow me on Twitter

Tweets by @kalfadhi_SO

AFTI

FALANQEYNTA SHARCIGA JINSIGA

cropped-Logo1-.jpg

Ku soo dhawoow bogga  ee Kalfadhi.com oo ah madal warbaahin oo madaxbannaan oo tebineysa arrimaha baarlamaanka iyo dowlad-wanaagga. Waxaad ka daawan kartaa kulamada, doodaha iyo shirarka Golaha Shacabka iyo Aqalka Sare ee baarlamaanka federaalka ah.

Categories

  • Aragti
  • Baarlamaanka
  • Dowladda Hoose
  • English Articles
  • Falanqeyn
    • Warbaahinta & Dowladda
  • Hindise-Sharciyeedyo
  • Senator
  • Shuruuc iyo Hindise-Sharci
  • War-Saxaafadeedyo
  • Warar

Links

  • Warar
  • Baarlamaanka
  • Falanqeyn
  • Shuruuc & Hindise-Sharci
  • Muuqaallo
  • Nala Soo Xiriir

Archives

© 2021 Kalfadhi.com

No Result
View All Result
  • Warar
  • Baarlamaanka
  • Falanqeyn
  • Shuruuc & Hindise-Sharci
  • Muuqaallo
  • Nala Soo Xiriir

© 2021 Kalfadhi.com