Baro Xildhibaankaaga

A B C D F G M N Q S X

A

Xildhibaan Golaha Shacabka waxay ku dhalatay magaalada Muqdisho sanadkii 1990-kii Deegaan-doorashadeeda waa Koonfur-galbeed Magaalada Baydhabo ayaa lagu doortay bishii Nofeembar ee sanadkii 2016 Guddoomiye ku-xigeenka koowaad ee Guddiga Haweenka ee Golaha Shacabka.
Return to top.

B

Xildhibaan Golaha Shacabka Waxay ku dhalatay Muqdisho – Diseembar 1982-kii Deegaan-doorasho: Jubbaland Waxaa lagu doortay Kismaayo, Nofeembar 2016 Waa ololeeye xuquuqul-insaanka iyo arrimaha haweenka ah
Return to top.

C

Xildhibaan Golaha Shacabka waxuu ku dhashay magaalada Beledweyne sanadkii 1966-dii Deegaan-doorashadiisu waa Koonfur Galbeed Bishii Novermbar sanadkii 2016-kii ayaa lagu doortay Jowhar Laba jeer ayuu xildhibaan noqday, wuxuuna aad ugu caan baxay ka shaqeynta arrimaha gargaarka iyo waxbarashada
Return to top.

D

Xildhibaan Golaha Shacabka Wuxuu ku dhashay Wanlaweyn – 1954-kii Deegaan-doorasho: Koonfur-galbeed Waxaa lagu doortay Baydhabo Nofeembar 2016 Waa fannaan caan ah, wuxuuna xildhibaan yahay ilaa 2004 Xilal kale: Xubin ka ah Baarlamaanka Carabta
Return to top.

F

Xildhibaan Golaha Shacabka Wuxuu ku dhashay Muqdisho – 1971-kii Deegaan-doorasho: Galmudug Waxaa lagu doortay Cadaado, 28 Nofeembar 2016 Xilal hore: Danjiraha Soomaaliya u fadhiya Suudaan, 2010-211
Return to top.

G

Xildhibaan Golaha Shacabka waxey ku dhalatay magaalada Muqdisho sanadkii 1986 Deegaan doorashadeedu waa Galmudug Sanadkii 2012 ayay kusoo biirtay baarlamaankii sagaalaad Gabar dhallinyaro ah laba marna loo doortay ka mid noqoshada baarlamaanka
Return to top.

M

Xildhibaan Golaha Shacabka wuxuu ku dhashay dagmada Baardheere ee xarunta gobalka Gedo sanadkii 1956-dii. Deegaan doorashadiisu waa maamulka gobolleedka Jubbaland. Waa markii labaad ee uu noqdo xildhibaan, 17-kii Nofeembar 2016 ayaa markale lugu soo doortay Kismaayo. Siyaasi wax badan kasoo shaqeeyay safaardo kala duwan oo Soomaaliya ay caalamka ku lahayd.
Return to top.
Xildhibaan Golaha Shacabka Wuxuu 1960-kii ku dhashay degmada Buulo-burte ee gobolka Hiiraan Deegaan doorshadiisu waa Hir-shabeelle Dhammaadkii sanadkii 2016 ayaa laga soo doortay deegaannada maamulka Hir-Shabeelle. Wasiirkii amniga gudaha laga soo billaabo 2015-kii ilaa 2017
Return to top.

N

Xildhibaan Golaha Shacabka wuxuu ku dhashay magaalada Boorama ee gobolka Awdal sanadkii 1966 Deegaan Doorashadiisu waa Gobolka Awdal ee Somaliland Diseembar 2016-kii ayaa lagu doortay Mogadishu Wuxuu soo noqday bare, maamule iyo la-taliye jaamacadeed iyo hay’ado caalami ah
Return to top.

Q

Xildhibaan Golaha Shacabka Waxay ku dhalatay Muqdisho – 1946-kii Deegaan-doorasho: Galmudug Xilal hore: Guddoomiyihii Guddiga Doorashada Madaxtinnimada – 2012
Return to top.

S

Xildhibaan Golaha Shacabka Wuxuu ku dhashay Laascaanood – 2dii Luulyo, 1985-kii Deegaan-doorasho: Puntland Waxaa lagu doortay Garowe, 11-kii Diseembar, 2016-kii Wuxuu la soo shaqeeyay Golaha Wakiillada Puntland 2014 ilaa 2016-kii Xiriirkiisa: https://www.facebook.com/goljano88
Return to top.

X

Xildhibaan Golaha Shacabka Wuxuu ku dhashay Muqdisho – 1964-kii Deegaan-doorasho: Jubbaland Dhamaadkii 2016 ayaa lagu doortay Kismaayo Ph.D wuxuu ka diyaariyay siyaasadda dhaqaale ee beeraha iyo cuntada
Return to top.
Xildhibaan Golaha Shacabka waxa uu ku dhashay degmada Buur-hakaba ee gobolka Bay, sanaddii 1983-dii. Waxaa laga soo doortaa maamulka Koonfur-Galbeed, waana markii ugu horreysay ee uu noqdo xildhibaan. Waa Sentor ku cusub siyaasadda, balse horay ula soo shaqeeyay hay’ado kala duwan oo caalami ah. Hadda waa guddoomiyaha Guddiga Qeyraadka Qaranka iyo Kaabayaasha Dhaqaalaha ee Golaha Aqalka Sare.
Return to top.
Xildhibaan Aqalka Sare Wuxuu ku dhashay Xudur- 1982-dii Deegaan-doorasho: Koonfur-galbeed Waxaa lagu doortay Baydhabo Nofeembar 2016 Waxbarashada iyo Bani\’aadannimada ayuu kasoo shaqeeyay, waana dhallinyaro ku cusub siyaasadda
Return to top.