Wasiirrada maaliyadda dowlad federalka iyo dowlad-gobolleedyada ayaa shalay heshiis ku gaaray magaalada Muqdisho, kaas oo lagu soo afjaray wada-shaqeyn la’aan...
Read moreBaarlamaanka dowlad-gobolleedka Galmudug ayaa maanta muddo-xileedka hay'addaha dowaldda ka dhigay shan sano, taas oo hal sano ku kordhineysa muddo-xileedka Madaxweyne...
Read moreMadaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa maanta soo gabo-gabeeyay Golaha Wadatashiga Qaran ee u dhaxeeyay madaxda dowladda Fedaraalka iyo kuwa...
Read moreSomali Public Agenda (SPA) oo ah hay’ad aan macaash-doon ahayn oo ka shaqeysa cilmi-baarista arrimaha jaangoynta iyo maareynta siyaasadaha dalka,...
Read moreGuddi ka socda xildhibaannada haweenka ah ee ku jira Golaha Shacabka baarlamaanka Federaalka Soomaaliya, ayaa xalay magaalada Muqdishu kulan kula...
Read moreMadaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa maanta guddoomiyey shirka Golaha Wadatashiga Qaranka oo ka furmay magaalada Muqdisho. Shirkan...
Read moreXisbiga mucaaradka Somaliland ee Waddani, ayaa maanta sheegay in uusan aqbali doonin muddo kordhin loo sameeyo madaxweyne Biixi, haddii aan...
Read moreGuddoomiyaha Golaha Shacabka baarlamaanka Federaalka Soomaaliya Sheekh Aadan Maxamed Nuur Madoobe, ayaa maanta hoygiisa ku qaabilay safiirka Jaamacada Carabta u...
Read moreMadaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud, ayaa maanta u magacaabay Yuusuf Xuseen Jimcaale, Guddoomiyaha Gobolka Banaadir iyo Duqa Caasimadda...
Read moreXubnaha guddiyada baarlamaanka maamulka Hirshabelle ayaa maanta magaalada Muqdishu loogu soo gabo-gabeeyay aqoon is-weydaarsi ku saabsanaa howlaha guddiyada baarlamaanka. Hay’adda...
Read moreKu soo dhawoow bogga ee Kalfadhi.com oo ah madal warbaahin oo madaxbannaan oo tebineysa arrimaha baarlamaanka iyo dowlad-wanaagga. Waxaad ka daawan kartaa kulamada, doodaha iyo shirarka Golaha Shacabka iyo Aqalka Sare ee baarlamaanka federaalka ah.
© 2021 Kalfadhi.com
© 2021 Kalfadhi.com