Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo oo ka qeyb galay munaasabadda xiritaanka Kalfadhigii 6-aad ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya...
Read moreGolaha Aqalka Sare ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya oo Sabtidii shalay yeeshay kulakii 32-aad ee Kalfadhiga 6-aad, ayaa akhrinta 1-aad marsiiyay...
Read moreMudanayaasha Golaha Aqalka Sare ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya ayaa Isniintii shalay ansixiyay, sharciga tirakoobka Qaranka, kaas oo ay u codeysay...
Read moreMudanayaasha Golaha Aqalka Sare ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya ayaa ansixiyay Hindise Sharciyeedyada Xaqsiinta Ciidamada Qalabka Sida iyo Istaatistikada Qaranka. Kulankii...
Read moreKalfadhiga 6-aad kulankiisa 30-aad ee ee Golaha Aqalka Sare Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya oo ajandihiisu ahaa akhrinta 2-aad ee Hindise -sharciyeedka...
Read moreMudanayaasha Golaha Aqalka Sare ee Baarlamaanka Soomaaliya ayaa gellinkii dambe ee shalay si rasmi ah u ansixiyay sharciga Saxaafadda Soomaaliya,...
Read moreGuddomiyaha Golaha Aqalka Sare ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya Senatar Cabdi Xaashi Cabdullahi, ayaa shir-guddoomiyay shalay kulankii 26-aad ee Kalfadhiga 6-aad...
Read moreMadaxweynaha Puntland Saciid Cabdullahi Dahi, oo khudbad ka jeediyay munaasabad uu ugu dabaal-degayay, hal-sanno guuraddii kasoo wareegatay markii loo doortay...
Read moreXildhibaannada labada Aqal ee Baarlamaanka Soomaaliya, ayaa maanta xarunta Villa Hargeysa ku yeeshay kalfadhiga 6-aad ee kulanka wadajirka ah, fadhigaasi...
Read moreKal-fadhiga 6-aad kulankiisa 4-aad ayay si wada jir ah shalay u yesheen xillibaanadda labada Aqal ee Barlamaanka Soomaaliya, iyada oo...
Read moreKu soo dhawoow bogga ee Kalfadhi.com oo ah madal warbaahin oo madaxbannaan oo tebineysa arrimaha baarlamaanka iyo dowlad-wanaagga. Waxaad ka daawan kartaa kulamada, doodaha iyo shirarka Golaha Shacabka iyo Aqalka Sare ee baarlamaanka federaalka ah.
© 2021 Kalfadhi.com
© 2021 Kalfadhi.com