• About
  • Guddiyada Baarlamaanka
  • Baro Xildhibaankaaga
No Result
View All Result
Kalfadhi
Advertisement
  • Latest
  • Baarlamaanka
  • Falanqeyn
  • Shuruuc & Hindise-Sharci
  • Muuqaallo
  • Nala Soo Xiriir
No Result
View All Result
  • Latest
  • Baarlamaanka
  • Falanqeyn
  • Shuruuc & Hindise-Sharci
  • Muuqaallo
  • Nala Soo Xiriir
No Result
View All Result
Kalfadhi
No Result
View All Result
Home Baarlamaanka

Guddida Doorashooyinka Somaliland oo dalbaday wakhti dheeraad ah oo lagu qabto doorashada

Kalfadhi by Kalfadhi
September 24, 2022
in Baarlamaanka
Reading Time: 1 min read
0
Guddida Doorashooyinka Somaliland oo dalbaday wakhti dheeraad ah oo lagu qabto doorashada

Guddida Doorashooyinka Somaliland ayaa maanta ku dhawaaqay in doorashada madaxweynaha aysan dhici karin bisha Novermber ee sannadkan.

Guddida ayaa warsaxaafadeed ay soo saareen ku sheegay in aysan heynin dhaqaalo ku filan, islamarkaana ay jiraan arrimo farsamo oo u baahan in la xaliyo ka hor doorashada.

Guddiga doorashada ayaa dalbaday muddo sagaal bilood ah oo ka bilaabaneysay bisha October si ay u diyaariyaan qarashka doorashada iyo howlaha farsamada oo ay ku jiraan diwaangalinta codbixiyayaashu.

Golaha wakiillada ee Somaliland ayaa todobaadkii hore ansixiyay wax-ka-beddelka xeerka doorashooyinka, kaas oo oggolaanaya in doorashada madaxtooyada iyo furista ururrada ay dhacaan isku mar.

Balse, 46 xildhibaan oo ka tirsan Golaha Wakiilada Somaliland, ayaa kasoo horjeestay, wax-ka-beddel lagu sameeyay xeerka doorashooyinka Somaliland, waxaana ay sheegeen in kulanka ay fadhiyeen 33 xildhibaan oo kali ah, balse guddoonka Golaha ayaa sheegay in 52 xildhibaan ay fadhiyeen kulanka.

Previous Post

Xildhibaanno ku dhow 50 oo kasoo horjeestay wax-ka-beddeka xeerka doorashooyinka Somaliland

Next Post

Golaha guurtida oo sharciga doorashooyinka dib-ugu-celiyay golaha wakiillada Somaliland

Kalfadhi

Kalfadhi

Related Posts

Baro Xildhibaankaaga: Xildhibaan Shariif Maxamed Cabdalla
Baarlamaanka

Baro Xildhibaankaaga: Xildhibaan Maxamed Cabdalla Xuseen (Shariif)

June 15, 2023
Baro Xildhibaankaaga: Xildhibaan Cabdiraxmaan Cabdishakuur Warsame
Baarlamaanka

Baro Xildhibaankaaga: Xildhibaan Cabdiraxmaan Cabdishakuur Warsame

June 3, 2023
Xildhibaan Saalim Caliyow Ibrow
Baarlamaanka

BARO XILDHIBAANKAAGA: Xildhibaan Saalim Caliyow Ibrow

May 30, 2023
Xildhibaan Cabdullaahi Sanbaloolshe
Baarlamaanka

BARO XILDHIBAANKAAGA – Xil. Cabdullaahi Maxamed Cali (Sanbaloolshe)

May 10, 2023
Next Post
Golaha guurtida oo sharciga doorashooyinka dib-ugu-celiyay golaha wakiillada Somaliland

Golaha guurtida oo sharciga doorashooyinka dib-ugu-celiyay golaha wakiillada Somaliland

Follow me on Twitter

Tweets by @kalfadhi_SO

AFTI

FALANQEYNTA SHARCIGA JINSIGA

cropped-Logo1-.jpg

Ku soo dhawoow bogga  ee Kalfadhi.com oo ah madal warbaahin oo madaxbannaan oo tebineysa arrimaha baarlamaanka iyo dowlad-wanaagga. Waxaad ka daawan kartaa kulamada, doodaha iyo shirarka Golaha Shacabka iyo Aqalka Sare ee baarlamaanka federaalka ah.

Categories

  • Aragti
  • Baarlamaanka
  • Dowladda Hoose
  • English Articles
  • Falanqeyn
    • Warbaahinta & Dowladda
  • Hindise-Sharciyeedyo
  • Latest
  • Senator
  • Shuruuc iyo Hindise-Sharci
  • War-Saxaafadeedyo

Links

  • Latest
  • Baarlamaanka
  • Falanqeyn
  • Shuruuc & Hindise-Sharci
  • Muuqaallo
  • Nala Soo Xiriir

Archives

© 2021 Kalfadhi.com

No Result
View All Result
  • Latest
  • Baarlamaanka
  • Falanqeyn
  • Shuruuc & Hindise-Sharci
  • Muuqaallo
  • Nala Soo Xiriir

© 2021 Kalfadhi.com