• About
  • Guddiyada Baarlamaanka
  • Baro Xildhibaankaaga
No Result
View All Result
Kalfadhi
Advertisement
  • Latest
  • Baarlamaanka
  • Falanqeyn
  • Shuruuc & Hindise-Sharci
  • Muuqaallo
  • Nala Soo Xiriir
No Result
View All Result
  • Latest
  • Baarlamaanka
  • Falanqeyn
  • Shuruuc & Hindise-Sharci
  • Muuqaallo
  • Nala Soo Xiriir
No Result
View All Result
Kalfadhi
No Result
View All Result
Home Baarlamaanka

Samira Gaid “Madaxda waa in ay kala saaraan amniga iyo siyaasadda”

Kalfadhi by Kalfadhi
September 18, 2022
in Baarlamaanka
Reading Time: 1 min read
0
Samira Gaid “Madaxda waa in ay kala saaraan amniga iyo siyaasadda”

Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa diyaarineysa qorshe lagu dar-dargelinayo la-dagaallanka kooxda al Shabaab, iyadoo deegaanno badan oo ka tirsan gobollada Hiiraan iyo Galgaduud ay ka bilowdeen kacdoon ka dhan ah kooxda.

Falanqeyayaasha arrimaha amniga ayaa hoosta ka xariiqaya isku xirnaanshaha amniga iyo siyaasadda Soomaaliya inay wiiqeyso la-dagaallanka al Shabaab.

Madaxda dowladihii Federaalka ayaa wakhti badan kaga lumay isku heynta shanta dowlad-gobolleed, inkasta oo iyagana ay tabasho ka sheegtaan dowladda dhexe.

Agaasimaha Machadka Hiraal, Samira Gaid, oo todobaadkan ka qeyb-galeysay taxanaha 13aad ee MIND oo loogu hadlayay amniga dalka, ayaa soo jeedisay in la kala saaro siyaasadda iyo amniga si wada-shaqeynta amniga ay u jirto mar walba.

“Tusaale, haddii qof uusan ku faraxsaneyn siyaasadda markaa socota, wuxuu dhibaato u keenayaa amniga. Wuxuu joojinayaan wada-shaqeyntii laga rabay, mararka qaar xiriirka ayuu jarayaan,” Waxaa ay intaa raacisay in hoggaanka dalka uu ka maqanyahay sidii loo mideyn lahaa la-dagallaanka kooxda al Shabaab.

“Waxaa laga hadlaa in kooxda loo wajaho hab militeri, in la abaabulo qabiillada iyo in dhaqaallaha ahaan loola dagaallamo. Intaasi oo dhan waxaa ay kamid yihiin istaraatiijiyad guud, laakiin waxaa loo baahanyahay in istaraatiijiyadaasi la qeexo, kaddibna la fahamsiiyo dadka, lana abaabulo shacabka si ay ugu jeestaan dagaalka al Shabaab,” ayey tiri.

‘Hadda waxaa maqan in qorshaha iyo fikirkaas la isku keeno,” ayey sii raacisay.

Hassan Istiila
Mogadishu, Somalia

Previous Post

Beesha caalamka oo soo dhoweysay dhismaha golaha deegaanka degmada Xudur

Next Post

Xildhibaan ka tirsan Golaha Shacabka oo ku geeryooday Muqdishu

Kalfadhi

Kalfadhi

Related Posts

Baro Xildhibaankaaga: Xildhibaan Shariif Maxamed Cabdalla
Baarlamaanka

Baro Xildhibaankaaga: Xildhibaan Maxamed Cabdalla Xuseen (Shariif)

June 15, 2023
Baro Xildhibaankaaga: Xildhibaan Cabdiraxmaan Cabdishakuur Warsame
Baarlamaanka

Baro Xildhibaankaaga: Xildhibaan Cabdiraxmaan Cabdishakuur Warsame

June 3, 2023
Xildhibaan Saalim Caliyow Ibrow
Baarlamaanka

BARO XILDHIBAANKAAGA: Xildhibaan Saalim Caliyow Ibrow

May 30, 2023
Xildhibaan Cabdullaahi Sanbaloolshe
Baarlamaanka

BARO XILDHIBAANKAAGA – Xil. Cabdullaahi Maxamed Cali (Sanbaloolshe)

May 10, 2023
Next Post
Xildhibaan ka tirsan Golaha Shacabka oo ku geeryooday Muqdishu

Xildhibaan ka tirsan Golaha Shacabka oo ku geeryooday Muqdishu

Follow me on Twitter

Tweets by @kalfadhi_SO

AFTI

FALANQEYNTA SHARCIGA JINSIGA

cropped-Logo1-.jpg

Ku soo dhawoow bogga  ee Kalfadhi.com oo ah madal warbaahin oo madaxbannaan oo tebineysa arrimaha baarlamaanka iyo dowlad-wanaagga. Waxaad ka daawan kartaa kulamada, doodaha iyo shirarka Golaha Shacabka iyo Aqalka Sare ee baarlamaanka federaalka ah.

Categories

  • Aragti
  • Baarlamaanka
  • Dowladda Hoose
  • English Articles
  • Falanqeyn
    • Warbaahinta & Dowladda
  • Hindise-Sharciyeedyo
  • Latest
  • Senator
  • Shuruuc iyo Hindise-Sharci
  • War-Saxaafadeedyo

Links

  • Latest
  • Baarlamaanka
  • Falanqeyn
  • Shuruuc & Hindise-Sharci
  • Muuqaallo
  • Nala Soo Xiriir

Archives

© 2021 Kalfadhi.com

No Result
View All Result
  • Latest
  • Baarlamaanka
  • Falanqeyn
  • Shuruuc & Hindise-Sharci
  • Muuqaallo
  • Nala Soo Xiriir

© 2021 Kalfadhi.com