(KALFADHI) – Madaxweynaha Dowladda Federaalka ah ee Soomaaliya ayaa 20-kii Maarso 2023 saxiixay Sharciga Socdaalka Soomaaliya. Taas waxay ka dhigan tahay in sharcigan uu dhaqangal yahay oo hay’adaha ku shaqada leh ay adeegsan karaan.
Labada aqal ee Baarlamaanka Federaalka ah ayaa sharcigan ansixiyay isla bishii Maarso 2023, kaddib markii uu u soo gudbiyay Guddiga Difaaca iyo Amniga ee Baarlamaanka.
8- Sharciga Socdaalka Soomaaliya.