Xildhibaan Dr. Cilmi Maxamuud Nuur » Know Your MPs (Test Page)

Xildhibaan Dr. Cilmi Maxamuud Nuur

Xildhibaan Golaha Shacabka wuxuu ku dhashay magaalada Boorama ee gobolka Awdal sanadkii 1966 Deegaan Doorashadiisu waa Gobolka Awdal ee Somaliland Diseembar 2016-kii ayaa lagu doortay Mogadishu Wuxuu soo noqday bare, maamule iyo la-taliye jaamacadeed iyo hay’ado caalami ah
Photo of Xildhibaan Dr. Cilmi Maxamuud Nuur
Categories: Uncategorized